"Intaad hooyo nooshahay
Hambalyiyo salaan baan
Hanti kaaga dhigayaa,
Hooyo dhimashadaaduna
Hoog'gayga weeyoo
Weligey hoggaagaan
Ka dul heesayaayoo
Hiyiga iyo laabtaan
Kugu haynayaayee,
Ifka hibo ku noolow
Aakhiro halkii roon"
Imma read this to my hooyo!